Qarax Goordhaw lala eegtay xubno katirsan guddiga Doorashada Heer federaal

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay xubno katirsan guddiga doorashada heer federaal, qaraxan ayaana ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada Jowhar iyo garoonka diyaaradaha magaaladaasi. Qaraxa miino ayaa haleelay gaari nuuciisu ahaa Hilux uu la socday Eng Mahad Cumar Cabdi oo katirsan xubnaha guddiga doorashada heer federaal, waxaana gaariga xilliga la … Continue reading Qarax Goordhaw lala eegtay xubno katirsan guddiga Doorashada Heer federaal